Waa sidee xaalka ardayda Soomaalida ah ee dalka Philippine wax ka barta?

April 8, 2020 15684 Views

Dalka Philippines waa waddanka ugu sharciyada adag marka laga hadlayo bandoewga dowladaha caalamku kusoo rigeen dadkooda si loo xakameeyo fiditaanka Coronavirus.

Haddaba warbixintan waxa uu wariyaheenna Maxamed Maax ku waraysanayaa mid kamid ah ardayda oo ku nool magaalada caasimadda ah ee Manila, ardaygaasi oo lagu magacaabo Cabdirisaaq nadaara ayaa Maax uga waramay xaalka Soomaalida dalkaasi.

Categories
Universaltv
Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *