Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in ay ka go’an tahay Xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%

January 9, 2021 405 Views

Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Marwo Xaniifa Ibraahim Xaabsade ayaa tilmaamatay in haweenku ay helaan matalaad siyaasadeed oo muuqata ay tahay mid ka timid bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda, iyadoo taas laga duulayana ay u howlgeli doonaan sidii loo xaqiijin lahaa kuraasta haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Goleyaasha dowladda, waxayna uga mahadcelisay Ra’iisul Wasaaraha xaqiijinta qoondada haweenka.

Categories
Wararka Maanta
Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *