Xildhibaan Odowaa oo warbaahinta kula hadlay Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay ayaan darro wayn tahay in Dhuusamareeb ay ku shirayaan madaxdii dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada iyadoo meel 40 KM ujirta Dhuusamareeb ay ku dagaalamayaan beelo walaalo ah oo wada daga Galgaduud.