Barnaamijka Hereri iyo Kenya, qaybta 1-aad waxaa marti ku ah xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamukunji ee xaafada Eastleigh ee Somalidu ay ka mid tahay. Waxaa uu ka waramayaa taariikhdii hore ee ay Soomaalidu xaafadaa ku lahayd iyo saamanta aadka u wayn ee ay maanta ku leeyahiin.