Goormee ayey Maxkamada Cadaalada Aduunka Go,aan kama danbeys ah ka gaareysaa Dacwada Muranka Badda ee udhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya?
Waxaan arintaasi wax ka weydiinay Dr Abukar Yusuf Warsame oo bare ka ah Jaamacada Royal ee Wadanka Sweden.
February 13, 2021 111 Views