Magaaladda Dhusomarreeb waxa ka furmay Shirka wadahadalka Madaxda Dowlada Federalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir si dhinacyadu heshiis uga gaaraan Doorasho laisla ogolyahay oo Dalka ka dhacda.
February 3, 2021 1087 Views